News UK

TOOS Safaaradda Maraykanka ee Riyaad oo lagu weeraray dayaarado iyo Trump oo ku goodiyey aargoosi

Qoraal ay barta bulshada kusoo daabacday Mora Namdar oo ah diblomaasi Iiraani–Maraykan ah oo ka shaqeeysa Waaxda
Arrimaha Dibadda ee Maraykanka, gaar ahaana ah Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha
Dibadda ee Qeybta Arrimaha Qunsuliyada ayay ku tiri

”Waaxda Arrimaha Dibadda ee Maraykanka iyo Wasiir @SecRubio waxay ku boorinayaan Maraykanka in ay HADA ka baxaan wadamada hoos ku xusan iyagoo adeegsanaya gaadiidka ganacsi ee la heli karo, sababo la xiriira halis amni oo weyn”

Dalalkaasi ayaa kala Baxrayn, Masar, Iiraan, Israa’iil, Daanta Galbeed, Qaza, Urdun, Kuwait, Lubnaan, Cumaan, Qatar, Sacuudi Carabiya, Suuriya, Imaaraatka Carabta iyo Yemen.

Related Articles

Leave a Reply

Your email address will not be published. Required fields are marked *

Back to top button